IGAD oo War kasoo saartay Rabshadihii ka dhacay Muqdisho iyo Xaalada hada taagan

War qoraal ah oo kasoo baxay Urur goboleedka IGAD ayaa lagu Cambaareeyay rabshadihii gacan ka hadalka ahaa ee saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho . Urur Goboleedka IGAD ayaa qoraalkooda ku sheegay in ay aad uga xun yihiin rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo xasarada siyaasadeed ee kasii dareysa taa oo … Continue reading IGAD oo War kasoo saartay Rabshadihii ka dhacay Muqdisho iyo Xaalada hada taagan